Siyaasadu waa mustaqbal la doonayo 

Siyaasadu waa mustaqbal la doonayo 

Gobolka Gävleborg waxaa uu ahaanayaa midka ugu horeeya isbedelka cagaaraysan.

Waxay fursado u abuureysaa dadka iyo shirkadaha gobolka oo dhan ,magaalada iyo meelaha baadiyaha ahba.

Cimilada ugu safar si caqli leh!

Safaro  iyo raritaan raagaya oo aan waxyeelo lahayn ayaa muhiim u ah isbedelka in loo fero hab- cimileed caqli ku dhisan iyo bulsho hantida ay haysato u isticmaasha si waxtar leh.

  • Shidaal dabiici ah gobolka Gävleborg oo dhan
  • Gaadiidka dadweynaha oo la aamini karo, wakhtiga la raacayo oo isku dhow
  • Dad badan oo loo suurtogeliyo iney baaskiil isticmaalaan
  • Goob baabuurta la isugu keeno iyo baaskiilo la kireysto  oo qayb ka ah gaadiidka dadweynaha
  • La yareeyo  Safaro  iyo raritaan- xoojin iyo horumarin gobolka oo dhan

 

Deeggaan laga helo noole kala duwan

Xisbiga bayàda (Miljöpartiet) ee gobolka Gävleborg waxuu rabaa inuu abuuro bulsho leh wax dhowritaan raaga ,taasoo habka aan u noolnahay aanu haba yaraatee khatar ku ahayn noolaha iyo hab-nololeedka guud.

  • In wax lagu kordhiyo cimilada noolaha iyo deegaanka iyo in cunto dadku beertaan
  • In la joojiyo falaadhaha ileyska ee badda salkeeda lagu isticmaalayo iyo kalluumeysiga xad-dhaafka ah
  • In la xoojiyo difaaca xeebta, la dhowro xuquuqda uu qofku u leeyahay inuu deegaanka isticmaalo    (allemansrätten)
  • In laga shaqeeyo mustaqbal xor ka ah sun
  • In la taageero kala duwanaanta isticmaalka kaymaha

 

Aaminsanaanta mustaqbalka

Caruurta iyo dhalinyaradu waxay xaq u leeyihiin mustaqbal leh hab-nololeed wanaagsan! Waa in waxwalba la sameeyaa si looga hortago khatarta ku wajahan cimilada! Bulsho isku fursad ah xagga xuquuqda ayaa suurto gelisa in dhamaan dadku qayb ka noqdaan Isbedelka bulshada.

  • Si dhab ah haloo qaato welwelka caruurta iyo dhalinyarada
  • Hala xoojiyo taagerada caruurta iyo dhalinyarada ee qaba xannuunada dhimirka
  • Hala abuuro bulsho xor ka ah  qallafsan ama cidhiidhi iyo shuruuc aan qornayn oo dib-usocod ah
  • Da`da xuquuqda  codeynta halaga dhigo 16 sano jir
  • Kor haloo qaado islashaqeynta ku wajahan caruurta iyo dhalinyarada

Nyheter på ämnesordet

Uppsala län, 25 april 2024

Regionbudget 2025 – Kraftsamling för Region Uppsala

Örebro län, 17 april 2024

Grön ungdom: EU-valet närmar sig med stormsteg

Västmanland, 17 april 2024

Dags för EU-val!

Kunde inte hitta några poster

Försök med en annan filtrering eller sökning.

Läs alla nyheter